U dir lacag Nigeria

Degdeg. Amaan. Qiimo Jaban.
£
Caddada la dirayo: 0.00 GBP
Khidmada: 0.00 GBP
Lacagta guud: NaN GBP
Wuxuu heli doonaa: 0.00 NGN

Miyaad si joogto ah lacag ugu dirtaa dibadda oo ku socoto qoyska iyo asxaabta ku sugan gudaha Nigeria? TalkRemit waa adeeg lacag diris oo onlayn ah oo degdeg ah, sugan oo qiimo jaban oo loogu talagalay lacag dirista Nigeria. Dagalkayaga lacag dirista caalamiga ah iyo app-kayaga lacag dirista onlaynka ah ee ammaanada leh ayaa ah habka ugu fiican ee lacag loogu diro Nigeria. Waa ammaan, la isku haleyn karo wuuna sahlan yahay.

Sida lacag loogu diro Nigeria

U dirista lacag Nigeria waxaa sahlay TalkRemit. Dagalkayaga onalynka ah iyo app-kayaga lacag dirista ee sida sahlan loo isticmaali karo ayaa awood kuu siinaya inaad lacag dirto daqiiqado qudahooda iyadoo aysan jirin lacago qarsoodi ah oo lagugu soo dallacayo ama dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya. Haddii aad u direyso lacag koontada baanka, goob lacag laga qaato ama aad isticmaalayso koontada telefoon ee dhijitaalka ah, waa kuu diyaar.

Sida loo bilaabo

U dirista lacag Nigeria waxaa aad u sahlay TalkRemit

Si aad lacag ugu dirto Nigeria, onlayn ahaan ama adoo u marayo app-kayaga lacag dirsita ee telefoonka gacanta, kaliya raac saddexdaan tallaabo ee fudud:

  • 1
    Geli caddada
    Si sahlan u geli caddada aad rabto inaad dirto halka maran ee laguu diyaariyay
  • 2
    Xulo lacag-qaataha
    Xulo lacag-qaate cusub ama jira – waxaad si sugan u keydsan kartaa macluumaadka lacag-qaataha si aad si dhakhso ah lacagaha ugu dirto
  • 3
    Xaqiiji oo dir
    Soo-koobistayada muhiimka ah waxay ku siinaysaa kala qoqobida lacagta aad rabto inaad dirto. Dib-u-eeg oo u dir lacag Nigeria!
Coins

Sameyso eWallet sugan si aad ugu raaxeysato u dirista lacagaha si dhakhso badan Nigeria

Ma rabtaa inaad lacag u dirto Nigeria si dhakso ah adoo adeegsanayo TalkRemit? Astaantayada eWallet (koontada telefoonka ee elektarooniga ah), waxaad lacag ugu diri kartaa Nigeria kaliya dhowr gujin oo aad ka sameyso telefoonkaaga casriga ah. eWallet-yada ama koontooyinka telefoonka gacanta ayaa xal fiican u ah dadka si joogto ah lacag dibadda ugu diraan.

eWallet-ka TalkRemit wuxuu leeyahay degdegsiimo, habboonaan iyo heer kale oo sugnaan. Si sugan ugu keydso macluumaadka kaarkaaga barnaamijkayaga oo u dir lacag Nigeria il-biriqsiyo gudahooda. Lacag ku shubo koontada telefoonkaaga gacanta adoo u marayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama lacag dirista baanka.

Dollar Icon

App-ka lacag u dirista Nigeria

  • Icon check
    U dir lacago si dhakhso badan Nigeria adoo u marayo telefoonkaaga gacanta
  • Icon check
    Soo dejiso app-kayaga lacag dirista oo isticmaal telefoonkaaga gacanta si aad lacag ugu dirto laamaha lacag qaadasho ee ku yaala Nigeria.App-kayaga sida sahlan loo isticmaali karo wuxuu awood kuu siinayaa inaad lacag u dirto Nigeria oo ugu dirto fariimo wadasheekeysi oo degdeg ah si lacag la'aan ah asxaabta iyo qoyska!

Sida lacag looga qaato gudaha Nigeria

TalkRemit waxay xal sahlan u tahay dadka jooga Nigeria si ay lacag uga helaan Boqortooyada Ingiriiska (UK) iyo dalalka kale. Waxaan iskaashi la yeelanaa kaliya shirkadaha lagu kalsoon yahay si ay u gaarsiiyaan app-ka lacag dirista onlaynka ah ee la isku halayn karo iyo sugan isticmaaleyaashayada.

Laga bilaabo Kano ilaa Lagos, waxaad ka heli kartaa lacagaha laguugu soo diray Nigeria ee laga soo diray Boqortooyada Ingiriiska (UK) iyo dalalka kale TalkRemit, bilaa dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya. Ka qaado lacag gudaha Nigeria ee lagaaga soo xawilay onlaynka:

  • Koontooyinka bangi ee Nigeria (liiska hoose)
  • Koontooyinka telefoonka gacanta

U dirista lacag onlayn ahaan bangiyada ku yaala Nigeria

Ma rabtaa inaad u dirto lacag onlayn ahaan ama telefoonka gacanta koontooyinka bangi ee Nigeria? TalkRemit waxay awood u siisaa isticmaaleyaasha inay lacag u diraan gudaha Nigeria si degdeg ah oo sugan adoo adeegsanayo kaarkaaga amaahda, kaarkaaga bangiga iyo koontada telefoonkaaga gacanta.

Waa kuwaan xiga koontooyinka bangi ee aad lacag u diri karto adoo adeegsanayo TalkRemit:

  • Access Bank
  • CITI Bank
  • Diamond Trust Bank
  • Ecobank
  • Fidelity Bank
  • First Bank Of Nigeria
  • First City Monument Bank
  • GT Bank
  • Guaranty Trust Bank
  • Heritage Bank
  • Jaiz Bank
  • Keystone Bank
  • Providus Bank
  • Skye Bank
  • Stanbic IBTC Bank
  • Standard Chartered Bank
  • Sterling Bank
  • Suntrust Bank
  • Union Bank Of Nigeria
  • United Bank For Africa
  • Unity Bank
  • Wema Bank
  • Zenith International Bank
Transfer

Sababtee loo adeegsadaa TalkRemit marka lacag loo dirayo Nigeria?

TalkRemit waa app lacag diris oo onlayn ah oo ammaano leh waana adeeg wadasheekeysi oo degdeg ah oo loogu talagalay qurbajoogta. Waa arrinkan sababta dadka ay u isticmaalaan TalkRemit si ay lacag ugu diraan Nigeria…

Lacag diris qiimo jaban

Waxaan ka dhignaa khidmadaha lacag dirista kuwa ugu hooseeya waxaana hubinaa inaad hesho sarifka lacagaha qalaad ee ugu fiican – ma jiro kharash qarsoodi ah. Ku xisaabi lacagaha aad onlaynka ka dirayso isla markiiba Qaansheega Degdega ah!
  • Ma jiraan khidmado qarsoodi ah
  • Lacag diris qiimo jaban
  • Hel isla markiiba Qaansheeg Degdeg ah

Gaarsiin sugan

Lacagtaada gacmo ammaan ah ayay ku jirtaa marka aad adeegsanayso TalkRemit. Waxaana xitaa bixinaa damaanad-qaad lacag-celin si ay maskaxdaadu u deganaato!
  • Lacag diris sugan
  • Damaanad-qaad lacag-bixin dhammaan xawilaadaha

Adeeg degdeg ah

Adeegeena xawliga ah wuxuu adeegsadaa tiknoolajiyad casri ah si aan ugu fulino lacag dirista si dhakhso ah, marka ma jiraan wax dib-u-dhacyo ah oo niyad-jabiya lacag-qaateyaasha.<br /> 18. Lacag diris isla markiiba ah
  • Lacag diris isla markiiba ah
  • Risiidyada isweydaarsiga lacageed oo toos ah
  • Lacag dirista telefoonka gacanta iyo lacagaha eWallet-ka

Wadasheekeysi degdeg ah

Isticmaal wadasheekeysiga degdega ah ee app-kayaga telefoonka gacanta iyo adeegga fariimaha ee muuqaalka ah si aad ula xiriirto asxaabta, iyo qoyska, adoo ka bixin app-ka ka bixin!
  • Wadasheekeysi degdeg ah iyo wicitaano muuqaal oo lacag la’aan ah
  • Si toos ah xiriirada uga casum app-ka
  • Habka fudud ee lagu ogeysiiyo dadka inay lacag u soo socoto
video poster

Hel sarifka lacagaha qalaad ee ugu fiican markaad u dirayso lacago Nigeria

TalkRemit waxaa ka go’an bixinta sarifka lacagaha qalaad marka lacag loo dirayo Nigeria, laga bilaabo GBP, iyo lacagaha kale qalaad, ilaa NGN.

Waxaan hoos u dhignaa khidmadaha u dirista lacagaha Nigeria oo khidmadahayagu imminka waa kuwa ugu hooseeyaan suuqa! Ku dir oo ku tashiilo lacag TalkRemit.

Secure

Sida lacag loogu diro Nigeria

U dirista lacag Nigeria waxaa aad u sahlay TalkRemit. Ma jiraan dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya ama lacago culus oo lagugu soo dallacayo. Waxaad lacag u diri kartaa Nigeria daqiiqado gudahooda, adoo jooga guriga ama adoo socda. Ma jiraan wax dalacaado qarsoodi ah oo TalkRemit waxay bixisaa khidmadda ugu hooseysa ee suuqa laga helo ee dirista lacagaha onlaynka ah!

Dooro inaad rabto in aad lacag u dirto dibadda adoo isticmaalayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama koontada telefoonka gacanta. Adiga ayay kugu xiran tahay. U dir lacag goobaha lacag-qaadashada ee ku yaala Nigeria, onlayn ahaan ama adoo u marayo telefoonkaaga gacanta. Aad ayay u fududahay!

Globe

Waxaa la naga helaa Dunida oo Dhan

TalkRemit waa Shirkad Lacagaha Elektarooniga ah (EMI) oo oggolaansho buuxda haysato, ay jaangooyaan FCA. Tiknoolajiyadayada hormuudka u ah shirkadaha iyo aaladahayaga ilaalinta xogeed ee xooggan ayaa macluumaadkaaga ka dhiga kuwo sugan. Waxaa naga go’an hubinta inay sugan yihiin dirista lacagaha, intaas waxaa dheer inaan bixino damaanad-qaad lacag-celin!