Saddexdaada lacag diris ee ugu horreeya innaga ayaa daboolnay! Bilow TalkRemit maanta, codso 3FREE oo LACAG LA’AAN AH si aad ugu hesho xawilaadaha ugu horreeya lacag la’aan.
U dir lacag Indonesia
| Caddada la dirayo: | 0.00 GBP |
| Khidmada: | 0.00 GBP |
| Lacagta guud: | NaN GBP |
| Wuxuu heli doonaa: | 0.00 IDR |
Miyaad si joogto ah lacag ugu dirtaa dibadda oo ku socoto qoyska iyo asxaabta ku sugan gudaha Indonesia? TalkRemit waa adeeg lacag diris oo onlayn ah oo degdeg ah, sugan oo qiimo jaban oo loogu talagalay lacag dirista Indonesia. Dagalkayaga lacag dirista caalamiga ah iyo app-kayaga lacag dirista onlaynka ah ee ammaanada leh ayaa ah habka ugu fiican ee lacag loogu diro Indonesia. Waa ammaan, la isku haleyn karo wuuna sahlan yahay.
Sida lacag loogu diro Indonesia
U dirista lacag Indonesia waxaa sahlay TalkRemit. Dagalkayaga onalynka ah iyo app-kayaga lacag dirista ee sida sahlan loo isticmaali karo ayaa awood kuu siinaya inaad lacag dirto daqiiqado qudahooda iyadoo aysan jirin lacago qarsoodi ah oo lagugu soo dallacayo ama dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya. Haddii aad u direyso lacag koontada baanka, goob lacag laga qaato ama aad isticmaalayso koontada telefoon ee dhijitaalka ah, waa kuu diyaar.
U dirista lacag Indonesia waxaa aad u sahlay TalkRemit
Si aad lacag ugu dirto Indonesia, onlayn ahaan ama adoo u marayo app-kayaga lacag dirsita ee telefoonka gacanta, kaliya raac saddexdaan tallaabo ee fudud:
- 1Geli caddadaSi sahlan u geli caddada aad rabto inaad dirto halka maran ee laguu diyaariyay
- 2Xulo lacag-qaatahaXulo lacag-qaate cusub ama jira – waxaad si sugan u keydsan kartaa macluumaadka lacag-qaataha si aad si dhakhso ah lacagaha ugu dirto
- 3Xaqiiji oo dirSoo-koobistayada muhiimka ah waxay ku siinaysaa kala qoqobida lacagta aad rabto inaad dirto. Dib-u-eeg oo u dir lacag Indonesia!
Sameyso eWallet sugan si aad ugu raaxeysato u dirista lacagaha si dhakhso badan Indonesia
Ma rabtaa inaad lacag u dirto Indonesia si dhakso ah adoo adeegsanayo TalkRemit? Astaantayada eWallet (koontada telefoonka ee elektarooniga ah), waxaad lacag ugu diri kartaa Indonesia kaliya dhowr gujin oo aad ka sameyso telefoonkaaga casriga ah. eWallet-yada ama koontooyinka telefoonka gacanta ayaa xal fiican u ah dadka si joogto ah lacag dibadda ugu diraan.
eWallet-ka TalkRemit wuxuu leeyahay degdegsiimo, habboonaan iyo heer kale oo sugnaan. Si sugan ugu keydso macluumaadka kaarkaaga barnaamijkayaga oo u dir lacag Indonesia il-biriqsiyo gudahooda. Lacag ku shubo koontada telefoonkaaga gacanta adoo u marayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama lacag dirista baanka.
App-ka lacag u dirista Indonesia
- U dir lacago si dhakhso badan Indonesia adoo u marayo telefoonkaaga gacanta
- Soo dejiso app-kayaga lacag dirista oo isticmaal telefoonkaaga gacanta si aad lacag ugu dirto laamaha lacag qaadasho ee ku yaala Indonesia.App-kayaga sida sahlan loo isticmaali karo wuxuu awood kuu siinayaa inaad lacag u dirto Indonesia oo ugu dirto fariimo wadasheekeysi oo degdeg ah si lacag la'aan ah asxaabta iyo qoyska!
Sababtee loo adeegsadaa TalkRemit marka lacag loo dirayo Indonesia?
TalkRemit waa app lacag diris oo onlayn ah oo ammaano leh waana adeeg wadasheekeysi oo degdeg ah oo loogu talagalay qurbajoogta. Waa arrinkan sababta dadka ay u isticmaalaan TalkRemit si ay lacag ugu diraan Indonesia…
Lacag diris qiimo jaban
- Ma jiraan khidmado qarsoodi ah
- Lacag diris qiimo jaban
- Hel isla markiiba Qaansheeg Degdeg ah
Gaarsiin sugan
- Lacag diris sugan
- Damaanad-qaad lacag-bixin dhammaan xawilaadaha
Adeeg degdeg ah
- Lacag diris isla markiiba ah
- Risiidyada isweydaarsiga lacageed oo toos ah
- Lacag dirista telefoonka gacanta iyo lacagaha eWallet-ka
Wadasheekeysi degdeg ah
- Wadasheekeysi degdeg ah iyo wicitaano muuqaal oo lacag la’aan ah
- Si toos ah xiriirada uga casum app-ka
- Habka fudud ee lagu ogeysiiyo dadka inay lacag u soo socoto
Hel sarifka lacagaha qalaad ee ugu fiican markaad u dirayso lacago Indonesia
TalkRemit waxaa ka go’an bixinta sarifka lacagaha qalaad marka lacag loo dirayo Indonesia, laga bilaabo GBP, iyo lacagaha kale qalaad, ilaa IDR.
Waxaan hoos u dhignaa khidmadaha u dirista lacagaha Indonesia oo khidmadahayagu imminka waa kuwa ugu hooseeyaan suuqa! Ku dir oo ku tashiilo lacag TalkRemit.
Sida lacag loogu diro Indonesia
U dirista lacag Indonesia waxaa aad u sahlay TalkRemit. Ma jiraan dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya ama lacago culus oo lagugu soo dallacayo. Waxaad lacag u diri kartaa Indonesia daqiiqado gudahooda, adoo jooga guriga ama adoo socda. Ma jiraan wax dalacaado qarsoodi ah oo TalkRemit waxay bixisaa khidmadda ugu hooseysa ee suuqa laga helo ee dirista lacagaha onlaynka ah!
Dooro inaad rabto in aad lacag u dirto dibadda adoo isticmaalayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama koontada telefoonka gacanta. Adiga ayay kugu xiran tahay. U dir lacag goobaha lacag-qaadashada ee ku yaala Indonesia, onlayn ahaan ama adoo u marayo telefoonkaaga gacanta. Aad ayay u fududahay!
Waxaa la naga helaa Dunida oo Dhan
TalkRemit waa Shirkad Lacagaha Elektarooniga ah (EMI) oo oggolaansho buuxda haysato, ay jaangooyaan FCA. Tiknoolajiyadayada hormuudka u ah shirkadaha iyo aaladahayaga ilaalinta xogeed ee xooggan ayaa macluumaadkaaga ka dhiga kuwo sugan. Waxaa naga go’an hubinta inay sugan yihiin dirista lacagaha, intaas waxaa dheer inaan bixino damaanad-qaad lacag-celin!