Saddexdaada lacag diris ee ugu horreeya innaga ayaa daboolnay! Bilow TalkRemit maanta, codso 3FREE oo LACAG LA’AAN AH si aad ugu hesho xawilaadaha ugu horreeya lacag la’aan.
U dir lacag Ghana
| Caddada la dirayo: | 0.00 GBP |
| Khidmada: | 0.00 GBP |
| Lacagta guud: | NaN GBP |
| Wuxuu heli doonaa: | 0.00 GHS |
Miyaad si joogto ah lacag ugu dirtaa dibadda oo ku socoto qoyska iyo asxaabta ku sugan gudaha Ghana? TalkRemit waa adeeg lacag diris oo onlayn ah oo degdeg ah, sugan oo qiimo jaban oo loogu talagalay lacag dirista Ghana. Dagalkayaga lacag dirista caalamiga ah iyo app-kayaga lacag dirista onlaynka ah ee ammaanada leh ayaa ah habka ugu fiican ee lacag loogu diro Ghana. Waa ammaan, la isku haleyn karo wuuna sahlan yahay.
Sida lacag loogu diro Ghana
U dirista lacag Ghana waxaa sahlay TalkRemit. Dagalkayaga onalynka ah iyo app-kayaga lacag dirista ee sida sahlan loo isticmaali karo ayaa awood kuu siinaya inaad lacag dirto daqiiqado qudahooda iyadoo aysan jirin lacago qarsoodi ah oo lagugu soo dallacayo ama dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya. Haddii aad u direyso lacag koontada baanka, goob lacag laga qaato ama aad isticmaalayso koontada telefoon ee dhijitaalka ah, waa kuu diyaar.
U dirista lacag Ghana waxaa aad u sahlay TalkRemit
Si aad lacag ugu dirto Ghana, onlayn ahaan ama adoo u marayo app-kayaga lacag dirsita ee telefoonka gacanta, kaliya raac saddexdaan tallaabo ee fudud:
- 1Geli caddadaSi sahlan u geli caddada aad rabto inaad dirto halka maran ee laguu diyaariyay
- 2Xulo lacag-qaatahaXulo lacag-qaate cusub ama jira – waxaad si sugan u keydsan kartaa macluumaadka lacag-qaataha si aad si dhakhso ah lacagaha ugu dirto
- 3Xaqiiji oo dirSoo-koobistayada muhiimka ah waxay ku siinaysaa kala qoqobida lacagta aad rabto inaad dirto. Dib-u-eeg oo u dir lacag Ghana!
Sameyso eWallet sugan si aad ugu raaxeysato u dirista lacagaha si dhakhso badan Ghana
Ma rabtaa inaad lacag u dirto Ghana si dhakso ah adoo adeegsanayo TalkRemit? Astaantayada eWallet (koontada telefoonka ee elektarooniga ah), waxaad lacag ugu diri kartaa Ghana kaliya dhowr gujin oo aad ka sameyso telefoonkaaga casriga ah. eWallet-yada ama koontooyinka telefoonka gacanta ayaa xal fiican u ah dadka si joogto ah lacag dibadda ugu diraan.
eWallet-ka TalkRemit wuxuu leeyahay degdegsiimo, habboonaan iyo heer kale oo sugnaan. Si sugan ugu keydso macluumaadka kaarkaaga barnaamijkayaga oo u dir lacag Ghana il-biriqsiyo gudahooda. Lacag ku shubo koontada telefoonkaaga gacanta adoo u marayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama lacag dirista baanka.
App-ka lacag u dirista Ghana
- U dir lacago si dhakhso badan Ghana adoo u marayo telefoonkaaga gacanta
- Soo dejiso app-kayaga lacag dirista oo isticmaal telefoonkaaga gacanta si aad lacag ugu dirto laamaha lacag qaadasho ee ku yaala Ghana.App-kayaga sida sahlan loo isticmaali karo wuxuu awood kuu siinayaa inaad lacag u dirto Ghana oo ugu dirto fariimo wadasheekeysi oo degdeg ah si lacag la'aan ah asxaabta iyo qoyska!
Sida lacag looga qaato gudaha Ghana
TalkRemit ayaa uga dhigtay mid ka fudud sidii hore dadka aad jeceshahay Ghana si ay u qaataan lacagta. Waxaan iskaashi la sameynay Dahabshill, taasoo ka bixinaysay adeegyada lacag dirista caalamiga ah ee lagu kalsoon yahay Geeska Afrika in ka badan 40 sanno, iyadoo gaarsiinaysay adeeg lacag diris oo onlayn ah oo la isku halleyn karo.
Waxaan rabnaa hannaanka lacag u dirista Ghana inuu noqdo mid ku habboon, u sahlan, diraha iyo qaataha labaduba.
Dadka ku nool Ghana waxay u heli karaan lacagaha qaababka soo socda:
- Koontooyinka bangi ee Ghana (liiska hoose)
- Koontooyinka telefoonka gacanta
U dirista lacag onlayn ahaan bangiyada ku yaala Ghana
Ma jeclaan lahayd inaad lacag onlayn ahaan ama telefoonka u dirto koontooyinka bangiyada ee ku yaala Ghana? TalkRemit waxay awood kuu siinaysaa inaad lacag u dirto si Ghana degdeg ah oo sugan, adoo u marayo kaarkaaga amaahda, kaarkaaga bangiga iyo koontada telefoonkaaga gacanta (eWallet).
Waa kuwaan koontooyinka bangi ee Ghana ee aad lacag u diri karto adoo adeegsanayo TalkRemit:
- Access Bank
- Barclays Bank
- Ecobank
- Fidelity Bank
- First National Bank
- GCB Bank
- Heritage Bank
- Prudential Bank
- Stanbic IBTC Bank
- Standard Chartered Bank
- United Bank For Africa
- Zenith International Bank
Sababtee loo adeegsadaa TalkRemit marka lacag loo dirayo Ghana?
TalkRemit waa app lacag diris oo onlayn ah oo ammaano leh waana adeeg wadasheekeysi oo degdeg ah oo loogu talagalay qurbajoogta. Waa arrinkan sababta dadka ay u isticmaalaan TalkRemit si ay lacag ugu diraan Ghana…
Lacag diris qiimo jaban
- Ma jiraan khidmado qarsoodi ah
- Lacag diris qiimo jaban
- Hel isla markiiba Qaansheeg Degdeg ah
Gaarsiin sugan
- Lacag diris sugan
- Damaanad-qaad lacag-bixin dhammaan xawilaadaha
Adeeg degdeg ah
- Lacag diris isla markiiba ah
- Risiidyada isweydaarsiga lacageed oo toos ah
- Lacag dirista telefoonka gacanta iyo lacagaha eWallet-ka
Wadasheekeysi degdeg ah
- Wadasheekeysi degdeg ah iyo wicitaano muuqaal oo lacag la’aan ah
- Si toos ah xiriirada uga casum app-ka
- Habka fudud ee lagu ogeysiiyo dadka inay lacag u soo socoto
Hel sarifka lacagaha qalaad ee ugu fiican markaad u dirayso lacago Ghana
TalkRemit waxaa ka go’an bixinta sarifka lacagaha qalaad marka lacag loo dirayo Ghana, laga bilaabo GBP, iyo lacagaha kale qalaad, ilaa GHS.
Waxaan hoos u dhignaa khidmadaha u dirista lacagaha Ghana oo khidmadahayagu imminka waa kuwa ugu hooseeyaan suuqa! Ku dir oo ku tashiilo lacag TalkRemit.
Sida lacag loogu diro Ghana
U dirista lacag Ghana waxaa aad u sahlay TalkRemit. Ma jiraan dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya ama lacago culus oo lagugu soo dallacayo. Waxaad lacag u diri kartaa Ghana daqiiqado gudahooda, adoo jooga guriga ama adoo socda. Ma jiraan wax dalacaado qarsoodi ah oo TalkRemit waxay bixisaa khidmadda ugu hooseysa ee suuqa laga helo ee dirista lacagaha onlaynka ah!
Dooro inaad rabto in aad lacag u dirto dibadda adoo isticmaalayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama koontada telefoonka gacanta. Adiga ayay kugu xiran tahay. U dir lacag goobaha lacag-qaadashada ee ku yaala Ghana, onlayn ahaan ama adoo u marayo telefoonkaaga gacanta. Aad ayay u fududahay!
Waxaa la naga helaa Dunida oo Dhan
TalkRemit waa Shirkad Lacagaha Elektarooniga ah (EMI) oo oggolaansho buuxda haysato, ay jaangooyaan FCA. Tiknoolajiyadayada hormuudka u ah shirkadaha iyo aaladahayaga ilaalinta xogeed ee xooggan ayaa macluumaadkaaga ka dhiga kuwo sugan. Waxaa naga go’an hubinta inay sugan yihiin dirista lacagaha, intaas waxaa dheer inaan bixino damaanad-qaad lacag-celin!